Muqdisho Cable oo muddo 10 sano ah dadweynaha Soomaaliyeed siineysay adeeg TV ayaa 27-kii July 2022 qaadatay magaca Bile Media. Dib u curashada ayay maamulka shirkaddu uga gol-leeyihiin in sare loo qaado sidoo kalena la hormariyo adeegyada aan guryaha ugu geyneynay macaamiisheenna.
Waxaa ay shirkaddu soo kordhisay keyd caalami ah, farsamo heerkeedu sarreyso oo dhanka qalabka baahinta ah iyo qalabka firdhinta kannaallada oo heerkeedu sarreeyo.