Inaan noqonno shirkadda Soomaaliya loogu jecel yahay ee dhanka wax soo saarka dhanka warbaahinta innagoo sare u qaadeenna dadka noloshooda.
Inaan bixinno adeeg tayo sare leh, kaasoo dadka wargelinaya, isbadalna ku sameenaya, sidoo kalena ay madadaalo ka helayaan.
Howlaha Bile Media iyo fal-celintooda waxaa udub-dhexaad u ah sidoo kalana hagaya qodobadan: