26 July, 2022
Xayeysiimaha
Xayeysiimaha aan qabanno waa dhowr nooc kuwaas oo aan kor ugu qaadeyno magaca iyo howlaha shirkadda ama ganacsi, waxayna ka koobanyihiin saddexdaan qeybood:
- Xayeysiinta Ganacsiga: Waa xayeysiimo aan u sameyno ganacsiyada ama shirkadaha, noocan xayeysiinta ah wuxuu la xiriiraa adeeg gaar ah oo ay shirkad bixiso ama si guud magaca shirkadda.
- Xayeysiin caadi ah: Noocan waxa uu noqon karaa xayeysiin loo sameeyo barnaamij ama shey gaar ah sida bug,filim IWM.
- L Shape: Noocan xayeysiiska ah waa mid loogu talagalay in ay ka soo muuqaadaan qwyb kamid TV-ga ama shaashadda aad wax ka daawaneyso waxaana lagu xayeysiin karaa wax walba oo la xiriira ganacsiga haddii ay ahaan laeyd magaca shirkadda/ganacsiga, shay ama badeeco gaar ah, waxaana loo sameyn karaa ayada oo sawir ahaan u soo muuqaneysa ama iyada oo muuqaal ah labadaba.