- Soo saarista muuqaallada: Qeybtan waxaa ugu talagalnay in aan shirkadaha waaweyn iyo kuwa yar yar u sameyno muuqaallo xiiso leh oo ka turjumaya shirkadda ama ganacsiga.
- Duubista munaasabadaha: Qeybtan waxaa ugu talagalnay in macaamiisheenna ka haqabtirno dhammaan duubista inta ay socoto munaasabadda sidoo kale waxaa ku jira qaadista sawirro tayo sare leh.
- Baahinta tooska/Live Event: Waa adeeg macaamiishenna u suura gelinaya in ay si toos ah looga daawado telefishinnada iyo baraha bulshada isla marka ay socoto munaasabadda ama dhacdada.